Loading Arsenal...

Interactive Handbook

Web Pentesting
Handbook

Handbook-gan wuxuu ku barayaa sida loo sameeyo Web Pentesting Waxaad ka heli doontaa:
sharaxaad nadari ah
sida loo sameeyobr> Python codes

About Handbook

Theory

Sharaxaad dhammaystiran oo ku saabsan fikradaha pentesting-ka, sida ay u shaqeeyaan iyo sababta loo isticmaalo.

Practical

Tusaalooyin waxqabad oo adag, isticmaalka qalabka casriga ah sida Burp Suite, Nmap, SQLMap iyo kuwa kale.

Python Code

Code Python ah oo sameynaya waxa qalabka sameeyaan, si aad u fahamto sida ay u shaqeeyaan gudaha.

Select a Lesson

Choose a subtitle from the sidebar to start learning